put through
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put through
/put thruu/ (v) 1. ku xirid (layn taleefoon khad kale u gudbin) 2. dhibaato marid (dhibtoodid).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
get through
/get-thruu/ (v) 1. taleefoon ku helid. e.g. I tried to call you but I couldn't get through. (v) 2. gudbid, dhaafid (v) 3. fahansiin, ka dhaadhicin (v) 4. dhammayn, gaarid hawl iwm (v) 5. ku-baasid imtixaan. e.g. She got through her final exam with no trouble.
Qaamuuska Afmaal: Soomaali-Ingiriis - Saciid [2013]
tababbaran
der. [adjective] trained, put through training
Qaamuus Soomaali-Ingiriis - Madiina Cismaan, R Deefid Zork [1993]
tababbaran
de: trained, put through training
initial: t
lx: tababbaran
pd: (tababbarnaa)
ps: adj-der
key: tababbaran
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
go through
/ (v) 1. rasmi u ogolaansho, la ogolaado. e.g. After much debate the deal will probably go through. (v) 2. marid, sida dhib soo-marid. e.g. He went through many difficult times in his life. (v) 3. fiirin, baarid. e.g. I went through the questions.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
fall through
/fool-thuruu/ (v) hirgeli-waayid, fashilmid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
flip through
/flip-thuruu/ (v) rog-rogid, sida buug la dul-maro. e.g. I flipped through the pages of the book.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
wade through
/weydh-thruu/ (infl) (v) dhammayn (ka fara-xalasho).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
rattle through
/raatal thruu/ (v) ku dhakhsasho (dhakhso u fulin).
Qaamuuska Ereybixinta: Barbaarinta Jirka (Soomaali-Ingiriis) - Xarunta Horumarinta Manaahijta [1984]
breakthrough
jeexidda
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
breakthrough
/breyk thruu/ (n) xal ama horumar degdeg ah oo laga gaaro hawl ama baaris cilmiyeed e.g. The discovery of insulin was a breakthrough in medicine.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
breakthrough
/breyk thuruu/ (n) 1. wal usub laha biyi. 2. guul. 3. libyng.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
follow through
/folow thuruu/ (v) dhammaystirid, raacid ilaa dhammaadka.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
although
/ooldoo/ (conj) inkastoo. e.g. Although I am sick, I have to go to work.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali (Maay) - Maxamed Xaaji Mukhtaar, Cumar Macalin Axmed [2007]
although
/oolthoo/ (conj) inkasty. Although I ate a big lunch, I was hungry again in two hours.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
although
c.; although you be not good, yaa baanad wanaagsanaynee; although a big boy, you are not good, wiil weyna waa tahay, mana (mase) wanaagsanid.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
thorough
/tharow/ (adj) 1. dhammaystiran (si taxadar leh loo kamilo) (adj) 2. taxadar-badan (hawshiisa dhammaystira).
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
cut-throat
/kat-throwt/ (adj) gawricis.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
put across
/ (v) fikrad gaarsiin (u sharxid, ka dhaadhicin).